Warbixin:Dhalinyaro Noloshooda ka maareeya Moos ay Gaari gacan ku wareejiyaan

0
459

Kismaayi(Idaacadda Waamo)-Mooska waa mid kamid Khudaarta Ka baxda Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland waxaa ka Ganacsada Dhalinyaro da’yar ah oo Nolol Maalmeedkooda iyo Mid Qoyskooda ka Raadsada.

Hadaba Qaar kamid ah Dhalinayarada ku Wareejiya Gaari Gacanka, Kuna iibiya suuqa yare ayaa ka Warbixiyey qaabka ay uga ganacsadaan iyo sida ay noloshoodo iyo tan qoyskooda ugu Maareeyaan.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here