Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa Magaalada Kismaayo ku yaala xarumo badan oo lagu barto farsamada Gacanta waxaana ka mid ah Mac-hadka farsamada gacanta Kismaayo oo ay dhalinyaro badan wax kabartaan.
Kollejkan ayaa lagu bartaa farshaxano kala duwan oo ay ka mid yihiin xirfadaha qurxinta guryaha ,artiska iyo farshaxano kale .
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.