Kismaayo(Idaacadda Waamo)Magalaada kismaayo waxaa ku nool dhalinyro u shaqo taga sidii ay ku mareen lahayeen nolshood, iyagoo furta goobo u gaar ah Taasoo ay ku qabtaan dhaqida Roogaga iyo Gawaarida,Iyadoona ay u noqotay xirfada kaliya ee ay ka maareen karaan noloshooda.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.