Kismaayo(Idaacadda Waam)Digaaga waxaa uu ka mid yahay xayawaanaadka la dhaqdo ee loo yaqaano Guri joogta waxaa Uuna leeyahay faa’iidoyin kala duwan oo ay ka mid tahay in hilibkiisa la isticmaalo,
Sidoo kale faa’iida digaaga waxaa ka mid ah in Ukuntiisa qaabab kala duwan looga faa’iidaysto.
Aamina Xaaji Ahmed waxaa ay ka mid tahay Haween Digaaga ka ganacsada,waxaa ayna Sharaxaysa qaabkii ay ku bilaaben ka ganacsiga Digaaga iyo faa’iidada ay ka helaan.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.