Kismaayo-(Idaacadda Waamo0-Wasaaradda macdanta iyo tamarta iyo biyaha Jubbaland ayaa dhawaan waxa ay heshiis la saxiixatay Hay’ada NRC iyo kambaniga Dayax oo labaduba ka qeyb qaadanaya biyo galinta deeganada waqooyi ee gobalka Jubbada Hoose.
Wasaarada ayaa waxa ay xooga saareysaa sidii uu u miro dhalilahaa heshiis kaas oo ay dhawaan wada gaareen Hay’ada, kambaniga iyo Wasaaraddu.
Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.