Warbixin:Wiil Araga Naafo ka ah oo Waxbarashada heer fiican ka gaaray

0
303

Kismaayo(Idaacadda Waamo)dadka qaar waxaa ay aminsan yihiin in dadka naafada ah ay ku adag tahay in ay wax u bartaan sida dadka lixaadkooda qaba.

balse xaqiiqada sidaas waa ay ka duwan tahay oo waxaa jira dad lixaadkoodu uusan u dhamays tirnayn,hadana waqti iyo dadaal ku bixiya sidii ay wax kubaran lahayeen.

Abdisalaam Maxamuud shire waxaa uu ka mid yahay dadka baahiya gaarka ah qaba ee ku nool magaalada kismaayo, waxaa uuna naafo ka yahay dhanka araga balse marna naafanimadiisu ma aysan noqon mid ka niyad jabisa in uu waxbarto, waxaa uuna waxbarashadiisa ilaa dugsi sare uu ku soo qaatay gudaha dalka kenya.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here