SAWIRO :- Saxiixii Ugu Weynaa ee ay Barcelona La Soo Wareegto oo uu Ku Dhacay Cudurka Caronavirus

0
469

Barcelona-(Idaacadda Waamo) Xiddigii Hore ee Khadka Dhexe ee Kooxda Juventus Miralem Pjanic ayaa Waxaa Ku Dhacay Korona Fayras Kahor inta uusan Bilaabin Waayihiisa Cusub ee Kooxda Barcelona.

Pjanic ayaa usoo wareegay Kooxda Barcelona Horaantii Xagaagan Kadib Markii Lagu Soo Bedeshay Xiddiga aadka uga Da’da yar Arthur Melo Kaasoo u Wareegay Kooxda Marwada Duqda ee Juventus.Barcelona: Official: Barcelona sign Miralem Pjanic | MARCA in English

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here