Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Inta badan ardayda soomaaliyeed ee wax kabarata gudaha dalka iyo Dibada ayaa mararka qaar doorto kuliyado ay kuwanaagsaneen taas oo ugu danbeyn sababta in uu ardayga isaga haro heerka Jaamacadda.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.