Cadeyle ka warbixiyay sida uu noloshiisa uga maareeyo shaqada uu hayo

0
592

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Cusmaan Nuur ayaa waxaa uu soo guraa islamarkaasna magaalada u iib keenaa Caddeyga ama Rumeyga,waxaana uu shaqadaan ku guda jiraa mudo 4,sano ah sida uu sheegay,isagoona ku wareejiya Xaafadaha magaalada Kismaayo.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here