Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo ka warbixiyay kobaca Waxbarasho ee Deegaanada Jubbaland

0
322

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Agaasimaha Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Cismaan Siyaax ayaa warbixiyay kobaca Waxbarasho ee Deegaanada Jubbaland,wuxuuna sheegay in la hormar ballaaran laga gaaray dhinaca Waxbarashada.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here