Kismaayo(Idaacadda Waamo)Waasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Dowlad Gobaleedka Jubbaland ayaa wacyigelin ku aadan Covid-19 u sameeysay dadka ka Ganacsada Kalluunka,maadama ay sahlantahay in uu si fudud ugu dhex faafo Suuqa lagu Iibiyo Kalluunka ee magaalada Kismaayo.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.