Kismaayo(Idaacadda Waamo)Shamso maxamuud maxamed oo iibiso Alaabaha Maacuunta iyo miis Khudaar ah iyo farxiyo ibraahim cumar oo iibiso waxyaabaha la isku carfiyo,islamarkaasna ka mid ah Haween ka faa’iideystay adeega Hodmiye ee shirkada Amal,ayaa waxay ka warbixiyeen sida uu is badalay Ganacsigooda.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.