Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xoolaha nool ee laga dhoofiyo dakada Magaalada kismaayo ayaa ka hor intaan aan la dhoofin waxaa la mariyaa baaritaano lagu xaqiijinayo Caafimaad kooda.
Xoolaha inta aan dakada lakeenin waxaa lasoo mariyaa maxjarka xannaanada xoolaha oo ay joogaan dhakhaatiir ka shaqeeya xannaanada iyo hubinta badqabka xoolaha la dhoofinayo.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.