Maamulka maxjarka xoolaha Kismaayo oo ka warbixiyay shaqada maxjarka

0
369
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maxjarka xoolaha magaalada Kismaayo ayaa isku diyaarinayo in sanadkan ay dhoofiyaan ku dhawaad saddex kun oo neef oo lo’ah.
Xoolaha la dhoofinaya ayaa maraya baaritaan Caafimaad si loo ogaado cudurada ay qabaan iyo guud ahaan xaaladooda Caafimaad si loogu dhoofiyo dalka dibadiisa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here