Kismaayo oo laga dareemayo Horumar dhanka Ganacsiga ah

0
285
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nabadda iyo xasiloonidu waxaa ay guul u horseeda in bulshadu ay  ku talaabsadaan horumaro kala duwan oo la taaban karo.
Magaalada Kismaayo oo ka mid ah meelaha ay aadka u saameyeen Bur-burkii iyo dagaaladii sokeeye ee dalka ka dhacay ayaa  sanadihii ugu danbeeyay waxaa laga dareemayaa Horumar dhanka ganacsiga iyo dhismaha ah oo ay bulshada reer kismaayo ku talaabsadeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here