FIFA oo Jubbaland ugu deeqday Lacag lagu dhisayo Garoonka Kubadda Cagta ee Waamo

0
310

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xiriirka Kubadda Cagta Aduunka ee FIFA ayaa Jubbaland ugu deeqay Lacag lagu dhisayo Garoonka Kubadda Cagta ee Waamo,kaas oo uu ku socdo dib dayactir xoogan,agaasimaha wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland ayaa faahfaahiyay.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here