Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland oo ka warbixisay Xaalada Dhalinyarada Jubbaland

0
405

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Agaasiamaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa ka Warbixiyey Xaalada Dhalinyarada Jubbaland iyo Fursadaha ay Hesytaan iyo Caqabadaha soo Wajaha Dhalinyarada.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here