Waddada isku xidha Kismaayo iyo Af-madow oo lagu baaqay in la dhiso

0
435
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gudiga Qaban-Qaabada waddo  isku xiri doonto Degmooyinka Kismaayo iyo  Af-madow ayaa ku baaqay in laga ada qayb qaato Dhismaha Wadada.
Waddadan la rabo in la hirgaliyo ayaa isku xiri doonta Degmooyinka Kismaayo iyo   Af-madow oo qiyaastii isku jiro 120 KM waxaana ol-olaha hirgalinta waddan isku taagay dad reer Jubbaland ah ku waas oo shacabka iyo Dowladaba ka codsaday in laga wada qayb qaato hirgalinteeda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here