Haween Farsamada gacanta ka bartay xarunta Talo-wadaag oo ka waramay waxyaabaha la baro

0
376

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Xarunta Talo-wadaag oo ka mid ah xarumaha Haweenka wax lagu baro ee magaalada Kismaayo,ayaa waxaa dhigta Dumar badan,waxayna qaar ka mid ah Dumarka dhigta xaruntaan ka warameen waxyaaba ay bartaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here