Gaadiid leyda maagaalada kismaayo oo cabasho ka muujiyey qaar ka mid ah waddooyinka bur-bursan

0
327

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Gaadiid leyda maagaalada kismaayo ayaa cabasho ka muujiyey wadooyinka maagalada oo qaar kood bur-bursanyihiin,iyagoona sheegay in maristooda ay adag tahay waxa ayna Jubbaland ka Codsanayaan in loo dhiso wadooyinka maagalada halbowlaha u ah taas oo ay adagtahay in la isticmaalo xiliyada roobka.

 Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here