Maamulka iskuulka Al-madaa’in ee maglaadda kismaayo  oo ka warbixiyey waxyaabaha uu qabto

0
358

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo waxaa isa soo taraya hormada kale duwan ee lagu hormarinaya waxbarshadda dowladda gobaledka Jubbland.

Macadka horyaal ee luuqada  waxaa ugu mid yahay macadahah ugu weyn ee lagu barto luuqada Ingariiska Waxaana laga dhex aas-aasay  qeyb kale oo iskuulaha  oo loo yaqaano iskuulka hoose dhex ee  Al-Madaa’in.

Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here