Adeega Master Cardka Oo sahlay in ay si fudud lacagta loola baxo xilliyadii Covid-19

0
365
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Biloowgii xanuunka  Covid-19 Waxaa ay Dalal  badan oo Caalamka ah ay xireen xuduudahooda si ay ujoojiyaan faafida xanunkan oo Caalamka si fudud kuwada gaaray.
Xirnaanshaha Xuduudahaasi waxa ay dalka Go’doon ku galay Ajaanib iyo Qorba joog Soomaaliyeed kuwaasi oo uu bangiga IBS u sahlay in ay lacagahooda si fudud ula baxaan iyagoo isticmaalayo master Cardka  oo Bangiyada lacagaha loogala baxo.
Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here