Wasaaradda Arimaha Gudaha Jubbaland oo qabatay kulan looga hadlayay Covid-19

0
256

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda arimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa qabatay kulan looga hadlayay cudurka Covid-19,kaas oo mar kale bulshada looga digayay Carona-virsu.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here