Agaasimaha Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo kulan la qaadatay Bulshada Kismaayo

0
279

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Agaasimaha Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland Seynab Rashiid Cige oo kulan la qaadatay qeybaha kala duwan ee bulshada Kismaayo,ayaa bulshada ugu baaqday ilaalinta Nadaafada Deegaanka,iyadoona kormeer ku sameeysay goobo halbowle u ah magaalada Kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here