Warbixin:Dhiig karka iyo Saamaynta uu ku leeyahay Bulshada

0
348

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Xanuunka dhiigar waa xanuun bulshada Soomaaliyeed dhibaato ku hayo dhakhaatiirta ayaa xanuunkan waxa ay ku tilmaamaan waxyaabaha sababay halbowlayaasha dhiiga oo xirma taas oo keenta ugu dambeen in uu ku dhaco qofka dhiig kar.

Fartuun Nuur Aadan,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here