Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo faahfaahisay Qorshayaasha hor yaalo

0
289

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa faahfaahisay qorshayaasha hor yaalo wasaaradda,waxaana warbaahinta u sharaxay wasiir ku xigeenka Wasaaradda Mahad Muxuyadiin.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here