Wasaaradda Kalluumeysiga Jubbaland oo faahfaahin ka bixisay dabeylo ku dhuftay Jasiiradaha gobalka Jubada hoose

0
297
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waxaa bilihii ugu danbeeyay Deegaanada Jubbaland ka da’aday roobab wata dabaaylo xoogan kuwaas oo gaystay qasaare nafeed iyo mid hantiyeed intaba.
Dabaylahan oo ku dhuftay jasiiradaha iyo xeebaha Gobolka Jubbada hoose ayaa waxaa  ay gayseen qasaare isugu jira dhimasho,dhaawac iyo burbur hantiyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here