Wararka Qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada Kismaayo oo ka hadlay dhibaatada isticmaalka mukhaadaraadka By admin - August 8, 2020 0 397 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose ayaa ka digay dhibaatada ka dhalan karta isticmaalka mukhaadaraadka. Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2020/08/Warka-xamdi-dhalinyarada-maqaadiraadka-istimaalo-oo-baaq-loo-diray-.mp3