Wararka Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo wacyi gelin ku saabsan Naas nuujinta ka sameysay magaalada Kismaayo By admin - August 8, 2020 0 281 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda caafimaadka ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ka sameeysay wacyi gelin ku aadan Todabaadka Naas nuujinta. Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay. http://radiowaamo.so/wp-content/uploads/2020/08/warka-iidle-Wasaaradda-Caafimaadka-Jubbaland-oo-magaalada-Kismaayo-kawado-Wacyigalin-kusaabsan-muhiimada-naas-nuujinta.mp3