Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda caafimaadka Jubbaland ayaa kalumo la qaadatay bahda caafimaadka degmada Af-madow.
Kulan kaasi oo looga hadlayey ilaalinta goobaha caafimaadka degmada ayaa waxaa kulanka kasoo qeyb galay Agaasimayaasha xarumaha Caafimaadka degma iyo Guddomiyaha golaha hormarinta degmada Af-madow iyo Agaasimaha guud ee wasaaradda caafimaadka Jubbaland.
Fartuun Nuur Aadan, ayaa warbixintan inooga diyaarisay.