Djibouti-(Idaacadda Waamo)-Xarun dawooyinka iyo qalabka kale ee caafimaadka lagu keydiyo oo ku taala caasimadda Jabuuti ayaa dab xoogan oo qabsaday waxa ku bas beelay hanti badan oo aan qiimaheeda ilaa hadda la shaacin.
Lama xaqiijin sababta dhabta ah ee dhalisay dabkaasi oo saacado qaatay demintiisa.