Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda arrimaha gudaha Jubbaland Aadan Faarax Gaarane iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa waxaa ay kormeereen xarunta qaxootiga iyo barkacayasha Jubbaland si uu usoo indha-indheyaan dhamaan qeybaha ay ka kooban tahay xaruntu.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.