Madasha isdhex galka dhalinyarada Kalsan oo kulan u qabatay qaar ka mid ah dhalinyarada Kismaayo

0
316

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madasha isdhex galka dhalinyarada Kalsan oo ah madal inta badan qabato waxyaabo kala duwan oo ay kamid tahay dood cilmiyeedyada iyo dalxiiska ayaa waxaa ay todobadakan kulan dalxiiseed u qabatay qaar ka mid ah dhalinyarada ku dhaqan magaalada Kismaayo iyadoona kulankan lagu soo dhaweynaayay Guddoomiyaha guud madasha kalsan.

Kulanka oo kadhacay duleedka magaalada Kismaayo waxaa joogay xildhibaano aqoonyahno iyo bahda waxbarashada deegaanka.

Iidle Aadan Maxamed,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here