Wasaaradda Macdanta,Tamarta iyo Biyaha Jubbaland oo saxiixday mashruuc Biyo gelin ah

0
326

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda macdanta,tamarta iyo biyaha dowlad gobaleedka Jubbaland iyo Hay’adda NRC ayaa iska kaashanaya mashruuc biyo gelin ah oo loo sameenayo dadka degan deegaanada dhaca waqooyiga Kismaayo.

Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here