Bankiga IBS oo adeegta ITM ka hergeliyay magaalada Kismaayo

0
311

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Bankiga IBS ayaa adeeg lacag la bixista ee ITM ka hergeliyay magaalada Kismaayo ee caasimada ku meel gaarka ah ee dowlad gobaleedka Jubbaland.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here