Kismaayo(Idaacadda Waamo)Qaar ka mid ah dadkii ka soo laabtay xeryaha qoxootiga dalka Kenya iyo kuwa ku barakacay gudaha dalka Soomaliya ayaa waxa ay magaalada kismaayo ka sameysteen ganacsiyo yar yar, ku waa soo ay ku mareeyaan noloshooda.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.