Kismaayo(Idaacadda Waamo)Shirkada Kiboora ee magaalada Kismaayo ayaa waxay soo saartaa Haamaha biyaha iyo Doomaha Kalluumeysiga,dhalinyaro ka shaqeyso shirkada ayaa Idaacadda Waamo uga warbixiyay sida ay u soo saaraan.
Cabdinuur Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.