Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo tababar u qabatay qaar ka mid ah bulshada kismaayo

0
360

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Tababarkaan oo lagu baranayay sida looga hor tagi karo Covid-19 ayaa waxaa loo qabtay qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Kismaayo.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here