Maamulka iyo shacabka magaalada Dhoobley oo bilaabay  Ol-ole nadaafadeed oo kor loogu qaadayo Bilicda Magaalada

0
377

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-ayadoo xiligan ay da’ayaan roobab sidoo kalana ay jirto cabsi laga qabo in mar labaad uu soo rogaal celiyo caabuqa Coronavirus oo meelo badan oo dunida kamid ah ku soo laba kacleyay ayaa magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ka bilowday ol-ole nadaafadeed  oo lagu soo celinayo bilicda magaalada kaas oo ay siwada jir ah uga qaayb qadanaya Maamulka magaalada dhoobleyo ururada bulshada sida ururka Haweenka  iyo ururka dhalinyarada.

Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here