Dhalinyarada wax kabarata Jaamacadaha Kismaayo oo ka hadlay saameynta isticmaalka baraha bulshada

0
523
Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Inta badan dhalinyarada soomaaliyed waxaa ay aad u isticmaalan baraha bulshadu ku wada xiriirto kuwaas oo ay dadku u isticmalaan siyaabo kala duwan.
isticmaalka aalada internetku waxaa ay saamaayn ku yelataa waxbarshada maadaama dhalinyarada wax kadhigta goobaha waxbarshada ay isticmaalan baraha bulsha oo ay kaga mashquulan waxbarashada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here