Kismaayo(Idaacadda Waamo)Qeybaha kala duwan ee bulshada magaalada Kismaayo ayaa soo dhaweeyay war-murtiyeedkii ka soo baxay shirkii madaxda DFS iyo kuwa dowlad gobaleedyada uga socday magaalada Dhuusa-mareeb.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.