Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland ayaa qabatay kulan looga arinsanayay sidii looga shaqeyn lahaa bilicda deegaanka,kulankaas oo ay ka qeyb galeen qaar ka mid ah Hay’adaha ka howl gala magaalada iyo maamulka degmada.
Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.