Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Waasaaaradda Haweenka arimaha qoysaka iyo xaquuqul insaanka Jubbland ayaa waxaa ay qabtay kulan wada tashi ah, kulanka waxaa ka soo qeyb galay wasaaradaha kale duwan ee ka dhisan Dowaldda Goabledka Jubbland, Qaar kamid ah xildhibanada Jubbland gaar ahaan Duddiga Arimaha Xuquuqul -insaanka, ururada Bulshada riyadka ah iyoMarti sharaf kale.
Cabdinuur Sabriye,ayaa warbixintan inooga diyaariyay.