Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo bulshada ugu baaqday in ay ka feejignaadaan Caabuqa Covid-19

0
265

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Ayadoo wali ay jirto khatarta Cudurka safmarka ah ee Coronavirus  sidoo kalana ay jiraan wadamo cudurku uu ku soo laba kacleeyay ayaa waxaa muuqata in Bulshada Soomaaliyeed ay yareeyeen dadaaladii iyo taxatarkii Cudurkan lagula dagaalamayay.

Magaalada Kismaayo waxaa si Caadi ah ku soo laabtay is dhex galka bulshada iyadoo ay meesha ka bexeen agabyadii cudurka looga gaashamanayay sida af-xirka iyo galoofisyada.
Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland oo bulshada ugu baaqday in ay ka feejignaadaan Caabuqa Covid-19.
Xamdi Maxamed Yaasiin,ayaa warbixintan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here