Dhaqaatiirta magaalada Kismaayo oo ku baaqay in la ilaaliyo bad qabka Cunnooyinka

0
305

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Qaar ka mid ah dhaqaatiirta magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada hoose ayaa ku baaqay in la ilaaliyo bad qabka cunnooyinka,gaar ahaan kuwa laga keeno dibadda,

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here