Dadka Danyarta ah Deegaanka Siinka-leydh oo Deeq la gaarsiiyay

0
351

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Iyadoo dhawaan uu baaq ka soo yeeray dadka deegaanka Siinka-leydh ee hoos taga Baar-sanguuni,ayaa waxaa baaqood ka jawaabtay dowlad gobaleedka Jubbaland ll deeq raashiin ah gaarsiisay.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here