Wasaaradda Cadaalada Jubbaland oo xariga ka jartay Masaajid laga hergeliyay Xaafada Farjano

0
335

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Wasiirka Wasaaradda Cadaalada dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa xariga ka jaray Masaajid cusub oo dhawaan dhismihiisa oo soo dhamaaday,,kaas oo laga hergeliyay Xaafada Farjano.

Fartuun Nuur Aadan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here