Dhaqaatiirta magaalada Kismaayo oo ka digay in uu soo rogaal celiyo Covid-19

0
314

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Dhaqaatiirta magaalada Kismaayo ayaa ka digay in uu soo rogaal celiyo cudurka safmarka ah ee Covid-19,kaasi oo mudooyinkii u dambeeyay hoos u dhac ku yimid.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here