Dhaqaatiirta magaalada Kismaayo oo ka digay mar labaad Covid-19

0
471

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Dhaqaatiirta caafimaadka ee magaalada Kismaayo ayaa waxay bulshada qeybaheeda kala duwan uga digeen halisa caabuqa Covid-19,kaasi oo saameyn ku yeeshay isku socodkii dalka iyo guud ahaanba caalamka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here