Dadka ka ganacsada Moobeelada ee Suuqyada Kismaayo oo sheegay in ay Suuq xumo heysato

0
383

Kismaayo(Idaacadda Waamo)Dadka ka ganacsado Moobeelada ee Suuqyada Kismaayo ayaa waxay sheegeen in ay jirto suuq xumo dhinaca Iibka Taleefoonada ah.

Cowke Cali Cawil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here